:
Poll: fanaanada sanadka 2011
1- saynab labadhagax 2- farxiya fiska 3- ikraan caraale 4-sagal arts 5- shukri sandiko 6- nimco dareen
Home | General | Mr-Cabdiwali Gas Oo Si Siyaasadeed Oo Qaboob u Soo Gelida Ciidanka Kenya,

Mr-Cabdiwali Gas Oo Si Siyaasadeed Oo Qaboob u Soo Gelida Ciidanka Kenya,

Font size: Decrease font Enlarge font
image


 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Maalin kadib marki isaga iyo madaxweynaha ay si isku mid ah Muqdisho uga sheegeen in ay kasoo horjeedaan in Kenya ay fara gelin ku sameyso soo galitaanka ciidamada Kenya ee Soomaaliya ayuu ka laabtay go,aankaasi ra'isulwasaare C/wali Maxamed Cali.

Wareysiyo isu ekaa oo uu kala siiyey idaacadaha BBC-da iyo VOA qeybahooda afka Soomaaliga ku hadla ayuu ku sheegay go,aankiisa ugu danbeeyo ee ku wajahan arrinta maalmahan xasaasiyada ka kicisay dalalka Kenya iyo Somalia ee ah in ciidamada Kenya ay soo galaan carada Soomaaliya.

Ra'iulwasaaraha wuxuu si cad u sheegay in ay qalad tahay in la yiraahdo ciidamada Kenya masoo gali karaan Soomaaliya ama in la yiraahdo Kenya ayaa kusoo duushay Soomaaliya, isaga oo taasi badalkeedana tilmaamay in ay ku joogaan ciidamada Kenya rabitaanka Dowlada KMG Soomaliya.

Waxa uu sheegay in iyada oo laga amba qaadayo shirki dalalka IGAD ee ay Soomaaliyana qeyb ka aheyd ee sanadki 2010 ka dhacay Itoobiya ay kasoo baxeen in Soomaaliya laga taageero dhinaca milatariga si Al Shabab loo wiiqo awoodeeda.

Mr Abdiwali ayaa ku cel celiyey in dowlada KMG Soomaaliya ay ralai ka tahay in ay ciidamada Kenya soo galaan Soomaaliya, isaga oo ujeedkana ku tilmaamay in ay la dagaalamaan Al Shabab.

Ugu danbeynti waxa uu sheegay in dalalka Kenya iyo Soomaaliya ay ku heshiiyeen in ay iska kaashadaan la dagaalanka burcad badeedka iyo Al Shabab, sidoo kalana ay is dhaafsadaan arrimaha la xiriiro xogta iyo warbixinada.

Hadalkaan ayaa waxaa aad ula yaabay dadka Soomaaliyeed, oo shalay dhageystay warki ay sida wada jirka ahaa uga soo saareen isaga iyo madaxweynaha Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku diideen fara gelinta ciidamada Kenya. 
 

 

 

More Info Coming Soon

Aden79@gmail.com

XaFiiska.cammaara.com 

Sahal114@hotmail.com    

  

Comments (1 posted):

Scott Sohr on 03 April, 2013 07:23:18
avatar
The guy is trying very hard to explain something. He looks very innocent, but not.

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

Shirweynihii Wadatashiga Beelweynta Surre Ee North Amerika Oo Ka Dhacay Toronto Cariga Canada Musharaxa jagada Madaxweyne ee dowladda soo socota Mudane Dr.Mohamed Abdiweli Sheik saacadihii ugu danbeysay qadafi Oo Ka Mid Ah B/Qubeys Dal iyo Dibada Waxaa La Ogaysiinaya. xulka qaranka somaliya Oday Suleeman Ah H/gidir Ayaa Duriyada TAHNIYAD NIKAAX Mudane Xuseen Sheekh Abdullaahi Nuur iyo Sagal Yasiin Cali Nuur Khartoum: Xaflad si heer sare loosoo agaasimay ayaa habeenimadii sabtida kadhacday caasimada wadanka sudan TAHNIYAD DHALASHO Mahamed Cali Sheikh Salah iyo Ayan Muxiyodin Cusman Awdal_Stade London Dawo_Video. JASIIRADA XORTA AH XERAALE Xeraale Military iyo Soo Bandhigii Beebayasha_Daawo+Video Gabar Soomaaliyeed oo ka qeyb gashay tartanka "Miss Arab World 2009″ TAARIIKHDII Dr.Qamar Aden Ali Abwaan Cumar Cali Salaad 'Gabaygii Ismoog MAXAAD KA OGTAHAY TAARIIQDA QOOMIYADA CAWS-LAFIL qabiilka Gurgure by abroone Heesta Cusub _Abdirahman Xanateye (Gobweeye dir )dawo_Video MAXAAD KA OG'TAHAY TAARIIKHDA QOOMIYADDA CAWS-LAFIL (SURRE DIR) by abroone Ugaas Abdinasir Waydow xafladii Ugaaska Ciise cawslafil american organization dhismaha masajidka lajiide daawo xeraale Bacaadweyne sahra axmed jaamac (boqorada) Aqriso warbixintan naxdinta leh ee laga diyaariyay Gabdho Soomaaliyeed oo xoog loogu heeysto dhulka Itoobiya iyo Suudaan u dhexeeya!!