:
Poll: fanaanada sanadka 2011
1- saynab labadhagax 2- farxiya fiska 3- ikraan caraale 4-sagal arts 5- shukri sandiko 6- nimco dareen
Home | Maqaal | MAXAAD KA OG'TAHAY TAARIIKHDA QOOMIYADA DIR Q-2 ( qabiilka Layiile,,)

MAXAAD KA OG'TAHAY TAARIIKHDA QOOMIYADA DIR Q-2 ( qabiilka Layiile,,)

Font size: Decrease font Enlarge font
image


 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 Qoomiyada Caws-Lafil ( Dir ) waxaa lagu tiriyaa inay ka mid tahay kuwooga ugu taariiqda fog. deegaanka geeska afrika. haday noqon lahayd xaga hogaanka, siyaasada, xadaarada, waxaana ka soo jeeda runtii hogaamiyaashii diimeed ku wooga ugu caansan gayiga soomaaliyeed mana aha mid qoraal lagu soo koobi karayo muhiimada ay inoo leeyihiin geesiyaashaasi oo ahaa hormuudka saldanadihii aanu cadceedu ka dhici jidhin; 

waxaanu qaybtaan maanta ku soo qaadanaynaa qabiilka Layiile,,

Layiile Sidaan Lawada Socono  Waxay ka Tirsan Yihiin
Umadda Direed ee Faraha Badan.  Waana Beel dagan konfurta Soomaliya oo ay
qaybo fara badan kaga kala dadsan yihiin  Kismayo Ilaa Beledweyne. Mida
kale, Reer Awa Saciid iyo Layiile anaga xagayaga waa ka mid oo waa isla Cali
Madaxweyn.  2-1995-kii anigu waxaan isku dayay in aan uruuriyo Tariikhda
Dadka Direed meelkasta oo ay joogaan Geesta Afrika anigoo isku dayay in aan
Baaro waxa ay Reer Galbeedku ka qoreen dadka Direed. Isla Markaana Baari tankeygi
waxaan ku Tagay Dalka Djabouti, Dire- dhabe, NFD,
iyo Waqooyiga Soomalia.  Marka ugu
Horeeysa qoraaga I.M Lewis ee Ingiriiska ah oo Waqooyiga ka qoray Bugaagta ay
ka mid yihiin "Nomadic Democracy"oo ku saleyn jiray Buugaagtiisa Baritaano hore oo Qoraaga Talyaaniga ee la yiraahdo Cerruilli ayaa aad uga
hadlay Tariikhda Layiile Ali Madaxweyne.

In uu layiile Ali
Madaxweyn ahyeen nimanka ugu awooda weyn Madaxeeyn Direed ilaa 300 sano. ka
Horna ay Jabiyeen Labo Beelood oo kala ah Isaaq iyo Ogaadeen
iyo Ajuurankii ka talin Jiray Dhanka Qalaafe. I.M Lewis "The Layiile Ali
Madaxweyn Dir Became Highly Dispersed and Lost Their Tribal Integrity" 2)
I.M Lewis waxaa uu qoray oo uu sheegay in Dadkan Direed ee Layiilaha ah ay kala
Daadasho, iyo Firir weyn ku Dhacay oo ay ku Dhex Milmeen Ummado kale oo Dir iyo
Shisheeyaba Leh. Waa sidii ku Dhacday Beelah Baajimaal
iyo Dabruube oo Labaduba ku Dhamaaday
Dagaladii ay Ajuuraanka Qalaafo kula galeen qarnigii 1700.  Sanadkii
2000-2001 anigoo isku Taxluujinaya inaan ka Salgaaro oon Wax Ka Ogaado
Dadkaan Direed iyo Tariikhdooda  ayaan Waxaan Tagay Dalka Ethiopia
oo aan Safar Dhulka ku kala Maray ilaa Dira
Dhabe---Jijiga--Hargeysa---Sheeikh--- Burco---Boorame-Arabsiya iyo meelo kale
oo fara badan waxaanan soo ogaaday Taarikho bada:


Magaalada Diraa Dhabe iyo Jigjiga intaa u Dhexeysa Waxaan
kula kulmay Dadka Indheer Garadka iyo kuwa Tariikhaha Uruuriya oo u kala
Dhashay Dadka Direed Sida Barsuuga, Gurgurah, Akishoda, O Layiile, Gadabuursi
iyo Ciisaba. Waxaa la ii sheegay in
Layiilah Badankiisu ay Dhex Dagaan Gurguraha
oo ay Dad isugu xigaan. Waxa kale oo la ii sheegay in ay Degaan Layiilah Carro Ogaadeen oo xitaa Qaar kamid Ahi ay Xukumaan
Ogadeenka Qaybo Dhan. Waxaa la ii sheegay in Gabyaaga weyn ee Dhoodaan uu Asal ahaan  ka soo Jeedo
Beesha Layiile oo waxaa La’yidhi Ninkii Layiile ee Dhalay ayaa Nin Layiilaha
Dilay Una Cararay Deegaanka Ogadeenka  Isagoo Wata Canugiisi iyo
xaaskiisii. Odeyaashii aan La kulmay ee Layiile ee Gurgurah la Dagaanaa waxa ay
ii Sheegeen  in Kala Daadasho Xoogan ay ku dhacday Beesha Layiile oo ay
Badh Dhankaas Nageele-- ilaa Guure Dhaamoole
ay Gurrah Wada Dagaan, Badhna ay
Waqooyi Galbeed Hargeeysa xageeda jiraan,
laakin xooga Beesha uu u Badan yahay Dhankaan Howdaka.
Magaalooyinka Harta sheeikh iyo  Qabri bayax Layiile fara badan ayaan Kula kulmay.
Bartamihii 2000, Waxaan Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa oo aan ku soo Dagay
Xaafada la Yiraahdo Xero Awr. Malin maalimaha ka mida, ayaa Dagaal xoog Badan
ka Dhacay xaafad Xero Awr oo ilaa 400 oo Nin ay isku Soo Baxeen oo ay Suuqa
ilaa Xafadah Dhexdeedi la is Eryadaay:


Maalintii Ayaanu Ku Barjaynaynay  Aqal waxaanan La
fadhiyay niman Isaaq oo Habar Awal ah waxaa la igu Yidhi  Waxaa Dagalamay
Beel Habar Awal ah iyo Layiile. Anigii yaab ayay igu Noqotay Arrintii, Gadaal
ayaa waxaa la iiga sheegay in Layiilaha ay ku Badan Yihiin Magaalada Hargeeysa
oo ay Si Wayn Isu Dhalaan  Reer Gadiid
oo ka mid ah Habar Awal, Waxaa ay Iisheegeen Ragaas inkastoo ay Layiilah aheyn
Isaaq Hadana Reer Gadiika ayaay isla Dhiig Baxaan Layiilah. Maalintii uu
Dagaalka Dhacay Ka Dib   Ayaa Waxaanu Israacnay  Labo Nin oo
Midna Gurgure yahay midna  Surre laakin ku Dhashay waqooyiga,
waxaanu Fariisanay Guri uu leeyahay nin Layiile ah oo odey u ah Layiilah Xafada
Dagan Waxaana Lagu Yidhi nin Direed oo Konfurta ka Yimid ayaa Doonaya
inuu kula kulmo. Ragii meesha iigu Yimid waxa ka mid ahaa Cabdisamad X.
Cabduulahi iyo Xasan Cabdi. Ragaan ayaa ii Sheegay in ay Dadkooda ay Dagaan
Ethiopia  Dhanka Hawd oo ay Qaarkalena ay Mandaluug Uwada Guureen Kismayo iyo Hiiraan
oo ay la Dagaan Dirka Dalkaas. Waxa
kale oo ay ii sheegeen Layiilaha in ay Rag iyaga ka mid ah Ay Soo Dageen
Waqooyiga Hargeeysa 200 sano ka hor, Markii ay soo Dageen la Ximiyay oo ay
Dagaalo Fara Badan Galeen Oo Markaa Mag ( Diyo ) Farabadan loo Qabsaday oo ay
Sidaa Darteed Diyada ku Darsadeen Beesha Hargeysa Dagta ee loo Yaqaan Reer
Gadiid inkastoo Aysan Iska Heyb Aheeyn:


Ragaas waxa ay ii Sheegeen in ay isku Dad Yihiin Guurah iyo Gurgurah
Waxa aynaa ii Xisaabsheen Xildhibaanada Barlamaanka iyo Dowlad kilinka Shanaad
ku Jira ee Gurgure iyo Guureba Sidii ay Yihiin Rag Layiila ah.
Qabiilka Direed ee Reer Dood Maalin
Niman Isaaqa Ayaan Qaad la Cunay Markaas Ayaa Ruux u soo Galay oo uu ku Yidhi
Ninkan Idiinla Fadhiyaa Yuu Yahay waxaa ay ku Yirahdeen Waa Nin Direed. Markaas
ayuu Ragii ku xanaaqay oo uu Yidhi, War Soo Idinkoo Dhan Dir MaTihiin, Isaaqow
Maxaad ka Wadaan. Ninkii Markaanu Sheekeysanay in aan nin Direed oo Reer Mahe
Dir ah u Sheegtay oo Ladhashay Maxamed Xiniftire
ayaa (Lilmo Indhihiisa  ku soo Joogsatay) Waxaa uu ii sheegay in uu 70
sano jiro Walina Uusan Horey u arkin Qof Dir Sidaan  u kala sheeg sheegi
kara,  Odeygii ayaa i Weydiiyay Miyaad Maqashay Reer Dood, Hadii Aad Tahay Wiil Direed oo Maxamed Xiniftire
dhalay ? Waxaan ugu Jawaabay Maya ee ii Sheeg, Tolkeey aan Bartee? Odeygii
Waxaa uu igu Yiri Waxaan Ahay Reer Dood,
Reer Doodna waa Dad Direed oo La daga Habar
Jeclo, kana Mida Habar Jeclo Laakin ka soo Jeeda Maxamed Xiniftire. Waxaa u ii Sheegay Odeygaan
in Fananda Weyn ee Guduudo Carwo Ay
Ka Soo Jeedo  Reer Dood, Waxaana uu i Siiyay Walakeed oo Jigjiga Dagan oo
uu Igu Yiri Raadi:


Qabiilka Maxbuubta
Aad sheegeyso waxan kula kulmay Nin Darawal ah oo Dagan Magaalada Abaarso Habeen aan ka Doodnay Dirnimada iyo
Shirkii Carta ayaa Rag waxaa i Weeraray Habar Awal ah oo Yidhi  Wax Dir la
Yidhaada Majiraan, Geelaa Carta ku sameeyay. Ragii Isaaq ahaa ayaa waxaa iiga
soo dhex Baxay Nin Difaacaya Dirnimada
oo Markii Danbe Si Cad u Yiri Anigu Waxaan Ahay Nin Direed oo ma Diidayo
Dirnimo. War Yaad Dir ka Tahay ayaan ku Idhi Darawalkii Waxaa uu iigu Jawaabay
Anigu waxaan Ahay Nin Direed oo Maxbuubta
ka Mida oo La Dhiig Baxa Reer Shirdoon (Habar
Awal). Markii aan sii War Wareystay ninkii waxaa soo Baxday in Ninkaan
uu Yahay Gaaljecel-- Maxbuub oo Waligood
la Dagaanaa Rerkan Habar Awal Lana Dhiig Baxaan  Reer Shirdoon. Ninkaan
adinku Hawiye u arka ama iska Daaya Isagu Waxaa uu ii Sheegtay in uu Yahay
Maxbuub Dirna Yahay Dalkaa Waqooyigana uusan ka Xigin Nina. oo uu Yahay Dal
Direed. Magaaloyinka Arabsiyo-Awbare-Gibiley-Ijaara
-Taysa-Darbiga Waxaan La kulmay Rag fara Badan oo ay ka Mid Yihiin Mandaluug reer galbeeda iyo Gurgure( Reer awbare)
iyo Madiigaan
iyo Beel weynta Gadabuursi oo Si Wacan iiga Waramay Tariikhaha Dadka
Direed:Lasoco Qaybaha Xiga,,,,,,,,,



Beesha  Layiile Waxa ay ukala Baxdaa
Sidan,

1     Abkeey Xaaji oo Aderkii Ah 

2    Faarax Saciid   

3-   Abiikar Saciid

4-   Sacdi
Saciid 

5-   Nuur Saciid 

6-   Cali Saciid 

7-   Cismaan Saciid 

8-   Xuseen Saciid

9-   Xasan Saciid 

10-  Cumar Saciid 

Isha Tixraaca: Mr Agoon Hagaajintii: Suxufi Abroone,

 

                                                                        Aden79@gmail.com

XaFiiska.cammaara.com

   

Comments (31 posted):

adestramento de cachorro on 20 June, 2011 11:24:18
avatar
Thanks for the link, it was of good help to me.
Sekerupo on 11 December, 2011 04:22:01
avatar
В наше время творческий подход к организационным вопросам означает создание условий, обеспечивающих не выпуск однообразных изделий, безостановочно сходящих с ленты конвейера, а непрерывный поток творческих идей.
Furniture Removals Gold Coast on 20 December, 2011 08:57:32
avatar
Good web page! I adore the item! We would devoid of uncertainty. Now i am bookmarking ones for far too.
louis vuitton silk scarf on 13 January, 2012 06:20:12
avatar
Thanks for this informative post. It help me a lot. And it gave mo ideas on how to make more money in marketing business. I hope lots of people visit this site so they can easily learn this informative post.excellence of the information furnished. I hope that you keep up with the outstanding work conducted.
Cynthea on 04 March, 2012 02:07:14
avatar
I was curious if you ever thought of changing the structure of your blog? Its very well written; I love what youve got to say. But maybe you could a little more in the way of content so people could connect with it better. Youve got an awful lot of text for only having 1 or two pictures. Maybe you could space it out better?
Asbestos cancer on 08 March, 2012 04:11:16
avatar
I wanted to thank you for this great read!! I definitely enjoying every little bit of it I have you bookmarked to check out new stuff you post
Mars Directory on 25 April, 2012 08:28:19
avatar
Quality is everything, so we need to ensure that there are values on what we are sharing to keep our subscribers interested. CHECK THIS
a2zld on 26 April, 2012 05:06:30
avatar
I wanted to thank you for this great read!! I definitely enjoying every little bit of it I have you bookmarked to check out new stuff you post…
j-full on 26 April, 2012 05:09:35
avatar
Hi just thought i would tell you something
qmki on 26 April, 2012 05:14:00
avatar
In any case I’ll be subscribing to your feed and I hope you write again soon!
cheap louis vuitton wallets on 06 June, 2012 05:35:17
avatar
This is the right blog for anyone who wants to find out about this topic. You realize so much its almost hard to argue with you (not that I actually would want…HaHa). You definitely put a new spin on a topic thats been written about for years. Great stuff, just great!
breitling replica watches on 06 June, 2012 05:40:52
avatar
I was very pleased to find this web-site.I wanted to thanks for your time for this wonderful read!! I definitely enjoying every little bit of it and I have you bookmarked to check out new stuff you blog post.
Chanel Purses on 24 June, 2012 02:42:06
avatar
I admire the valuable info you offer you inside your articles. I'll bookmark your website and have my kids examine up the following typically. I am really confident they will understand a lot of new stuff below than anybody else!
RhondaSANTANA on 26 June, 2012 10:12:05
avatar
One knows that our life seems to be not cheap, nevertheless people require cash for different issues and not every one earns big sums money. So to get quick <a href="http://goodfinance-blog.com/topics/home-loans">home loans</a> or secured loan will be a right way out.
custom essays on 08 July, 2012 04:08:53
avatar
You have to spend a lot of time to compose your essays, nevertheless a distinguished buy papers qualityessay.com service would do that two times faster. Why perform academic papers? Custom services can do this for you.
seo package on 08 July, 2012 07:06:39
avatar
I tried to search for the link discount package or SEO service. Finally I found specialized team who was able to submit my articles!
Research proposal sample on 11 July, 2012 08:38:21
avatar
Are you looking for high-grade custom paper writing service where to buy an essay paper? Use this Web site and true professionals will give you excellent custom writing papers in order to ease your life.
Celine Bags on 18 August, 2012 09:12:28
avatar
I saw this actually excellent post these days!
cheapaccommodationpackages.com on 29 August, 2012 11:20:17
avatar
The concept of your blog is very fresh i definitely sure the visitors who visit your will like your content and pointers.
Paul Coley on 12 September, 2012 03:41:06
avatar
I wants to thank you with the endeavors you have produced in publishing this article. I am trusting the same greatest work from you within the future as well. In fact your fanciful writing abilities has inspired me to start my own weblog now. Truly the blogging is spreading its wings rapidly. Your generate up is a fine example of it.Thanks yet again for discussing this cost-free on the web!
onlinestoresdeals.com on 19 September, 2012 03:44:28
avatar
Self education would be the aim of children’s lifestyle! For that goal, the writing work service propose the notes connecting to this post.
headwebmasters on 01 October, 2012 03:04:35
avatar
here as they are quite. Thanks much. Zoey Olsen
Me and my Sister really enjoyed these site, so if you want to get some backlink then submit your site to my internet directory mention below and i will approve your link asap.
linen suit on 23 October, 2012 07:17:14
avatar
“I started my life with a single absolute: that the world was mine to shape in the image of my highest values and never to be given up to a lesser standard, no matter how long or hard the struggle.”
Michael Kors Outlet on 24 October, 2012 05:44:19
avatar
It's a good stage!
buy tramadol Without Prescription on 14 November, 2012 08:48:57
avatar
Please forgive my bad English. Whoah this weblog is magnificent I love studying your posts. Stay up the great work! You know, lots of individuals are searching round for this information, you can help them greatly.
volvo dice on 18 November, 2012 12:37:49
avatar
English 2, Finnish 3, French 4, German 5, Greek 6, Italian 7, Japanese 8, Spanish 9, Chinese (Traditional) lyj
Canada Goose Jacket on 21 November, 2012 08:16:11
avatar
Cheers for this content, guys, continue to keep up the good work.
Jewelry on 03 December, 2012 03:00:59
avatar
Hello, how’s it going? Just shared this post with a colleague, we had a good laugh.
Lingerie on 03 December, 2012 03:48:27
avatar
Highly descriptive post, I enjoyed that bit. Will there be a part 2?
Papersmart essay writers on 05 December, 2012 08:43:13
avatar
There were some establishments with great history and traditions which are followed from year to year, from generation to generation. But there are still some educational establishments where gender segregation is accepted. Generally we like this overview. It was helpful and we can even bookmark it as an example of essay writing. We are all satisfied with its contents.
personal loans on 10 January, 2013 07:18:03
avatar
All people deserve wealthy life and loan or just short term loan can make it better. Because freedom is grounded on money state.

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

Shirweynihii Wadatashiga Beelweynta Surre Ee North Amerika Oo Ka Dhacay Toronto Cariga Canada Musharaxa jagada Madaxweyne ee dowladda soo socota Mudane Dr.Mohamed Abdiweli Sheik saacadihii ugu danbeysay qadafi Oo Ka Mid Ah B/Qubeys Dal iyo Dibada Waxaa La Ogaysiinaya. xulka qaranka somaliya Oday Suleeman Ah H/gidir Ayaa Duriyada TAHNIYAD NIKAAX Mudane Xuseen Sheekh Abdullaahi Nuur iyo Sagal Yasiin Cali Nuur Khartoum: Xaflad si heer sare loosoo agaasimay ayaa habeenimadii sabtida kadhacday caasimada wadanka sudan TAHNIYAD DHALASHO Mahamed Cali Sheikh Salah iyo Ayan Muxiyodin Cusman Awdal_Stade London Dawo_Video. JASIIRADA XORTA AH XERAALE Xeraale Military iyo Soo Bandhigii Beebayasha_Daawo+Video Gabar Soomaaliyeed oo ka qeyb gashay tartanka "Miss Arab World 2009″ TAARIIKHDII Dr.Qamar Aden Ali Abwaan Cumar Cali Salaad 'Gabaygii Ismoog MAXAAD KA OGTAHAY TAARIIQDA QOOMIYADA CAWS-LAFIL qabiilka Gurgure by abroone Heesta Cusub _Abdirahman Xanateye (Gobweeye dir )dawo_Video MAXAAD KA OG'TAHAY TAARIIKHDA QOOMIYADDA CAWS-LAFIL (SURRE DIR) by abroone Ugaas Abdinasir Waydow xafladii Ugaaska Ciise cawslafil american organization dhismaha masajidka lajiide daawo xeraale Bacaadweyne sahra axmed jaamac (boqorada) Aqriso warbixintan naxdinta leh ee laga diyaariyay Gabdho Soomaaliyeed oo xoog loogu heeysto dhulka Itoobiya iyo Suudaan u dhexeeya!!