:
Poll: fanaanada sanadka 2011
1- saynab labadhagax 2- farxiya fiska 3- ikraan caraale 4-sagal arts 5- shukri sandiko 6- nimco dareen
Home | News | Madaxda Dawladda Soomaaliya iyo Shacabka Reer Muqdisho Oo Tukashada Salaada Ciidda Kaga Qeybgalay Masjidka Isbahaysiga (Sawirro)

Madaxda Dawladda Soomaaliya iyo Shacabka Reer Muqdisho Oo Tukashada Salaada Ciidda Kaga Qeybgalay Masjidka Isbahaysiga (Sawirro)

Font size: Decrease font Enlarge font
image

 

 

 

 

 

 

 

Madaxda ugu sareysa dawlada Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Goalahii Wasiirada iyo saraakiisha ciidamada ayaa maanta tukashada Salaada Ciidda kagala qeybgalay dadweynaha masjidka weyn ee Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari iyo Raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si wadajir ah saaka ugu soo tukaday masjidka Isbahaysiga oo ku dhow madaxtooyada.

Boqolaal Dadweynaha iyo marti sharaf kale oo dhowaan soo gaaray magaalada ayaa iyaguna Salaada maanta ku tukadey masjidkan weyn oo ka mid ah masaajidada ugu caansan ee caasimada ku yaalla.

Amaanka ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo intii ay Salaada socotay ciidamada amaanka madaxtooyada ay dadweynaha soo galaya masjidka baaritaan ku sameynayeen.

 Hoos Ka Daawo Sawirada







More Info Coming soon

Aden79@gmail.com

XaFiiska.Cammaara.com

abdullahi_h@hotmail.com

Sahal114@Hotmail.com

Comments (8 posted):

Moncler Outlet on 26 October, 2012 03:45:45
avatar
The cheapest <a href="http://www.cheapmoncleroutlet4u.com/moncler-men-jackets-c-2.html">Moncler Men Jackets</a> could be purchased in our <a href="http://www.cheapmoncleroutlet4u.com">Moncler Outlet</a> if you prepare to shop some good in the <a href="http://www.cheapmoncleroutlet4u.com">Moncler online</a> store, they should not be missed.
replica watches on 26 October, 2012 06:33:47
avatar
replica watches for sale
Cath Kidston Iphone 5 Case on 28 October, 2012 12:12:31
avatar
Does your website have a contact page? I'm having problems locating it but, I'd like to send you an email. I've got some creative ideas for your blog you might be interested in hearing. Either way, great website and I look forward to seeing it grow over time.
michael kors black friday on 28 October, 2012 06:31:11
avatar
If you are looking for a handbag that is both stylish and high in functionality then look no further than the michael kors bags。
Uggs Canada on 31 October, 2012 06:28:52
avatar
Now today the woman favorite style, revealing a trace of noble fashion.The sexy Yuzui so with a bit naughty, but without losing the dignified and graceful.
Ed Reed Jersey on 04 November, 2012 07:02:26
avatar
I completely addicted in the girl's beauty in, forget the time, also forget yourself. At this moment, I only have a live type of memory, as the eye blinking and click click a record of the scene.
D3 Gold on 12 March, 2013 01:17:15
avatar
These are amazing websites. I really liked the concept of Inception. Thanks for coming up with them!
aion gold on 12 March, 2013 01:19:06
avatar
Great article, many thanks for sharing

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

Shirweynihii Wadatashiga Beelweynta Surre Ee North Amerika Oo Ka Dhacay Toronto Cariga Canada Musharaxa jagada Madaxweyne ee dowladda soo socota Mudane Dr.Mohamed Abdiweli Sheik saacadihii ugu danbeysay qadafi Oo Ka Mid Ah B/Qubeys Dal iyo Dibada Waxaa La Ogaysiinaya. xulka qaranka somaliya Oday Suleeman Ah H/gidir Ayaa Duriyada TAHNIYAD NIKAAX Mudane Xuseen Sheekh Abdullaahi Nuur iyo Sagal Yasiin Cali Nuur Khartoum: Xaflad si heer sare loosoo agaasimay ayaa habeenimadii sabtida kadhacday caasimada wadanka sudan TAHNIYAD DHALASHO Mahamed Cali Sheikh Salah iyo Ayan Muxiyodin Cusman Awdal_Stade London Dawo_Video. JASIIRADA XORTA AH XERAALE Xeraale Military iyo Soo Bandhigii Beebayasha_Daawo+Video Gabar Soomaaliyeed oo ka qeyb gashay tartanka "Miss Arab World 2009″ TAARIIKHDII Dr.Qamar Aden Ali Abwaan Cumar Cali Salaad 'Gabaygii Ismoog MAXAAD KA OGTAHAY TAARIIQDA QOOMIYADA CAWS-LAFIL qabiilka Gurgure by abroone Heesta Cusub _Abdirahman Xanateye (Gobweeye dir )dawo_Video MAXAAD KA OG'TAHAY TAARIIKHDA QOOMIYADDA CAWS-LAFIL (SURRE DIR) by abroone Ugaas Abdinasir Waydow xafladii Ugaaska Ciise cawslafil american organization dhismaha masajidka lajiide daawo xeraale Bacaadweyne sahra axmed jaamac (boqorada) Aqriso warbixintan naxdinta leh ee laga diyaariyay Gabdho Soomaaliyeed oo xoog loogu heeysto dhulka Itoobiya iyo Suudaan u dhexeeya!!