Poll: fanaanada sanadka 2011
1- saynab labadhagax 2- farxiya fiska 3- ikraan caraale 4-sagal arts 5- shukri sandiko 6- nimco dareen
Home | Maqaal | Hagardaamo Beeleed Oo Loo Degey Beelaha Shabeellada Hoose..
Hagardaamo Beeleed Oo Loo Degey Beelaha Shabeellada Hoose..
Font size: Decrease font Enlarge font
image
Shir qarsoodi ah oo ay ka dambeeyaan rag doonaayo inay u xalaaliyaan gobolka shabeellada hoose , taasi oo ay ku taamaayeen ilaa intii ay Somaliya ay xurriyaddeeda ka heshey gumeysigii Talyaaniga.
Shirkaasi oo ka dhacay Moqadishiyo, ayaa waxaa ku kulmey beelahaasi oo khiyaamo iyo laqdabo maleegaya oo kala ah Murusade, Abgaal iyo Habargidir, kaasi oo ahaa todobaadkii tegey ahaana mid qarsoodi , ayaa ajendahiisu ahaa Gobolka Shabeelaha Hoose, gaar ahaan in Biimaal magaciisalala dagaalmao oo marka gobolka laga hadlayo aan magaciisa la xusin sinnaba, siiba marka la dhisayo maamulka Gobolka.
Fikradaas waxaa hormuud ka ah Murasade iyo abgaal oo ay ugu horeyaan dad ganasato ah.
Hase ahaatee asal ahaan waxaa qaban qaabiye ka ahaa Cabdiqaasim Salaad Xasan oo xitaa heer gaaray inuu soo jeediyo in gobolka arrimihiisa lagala tashto Yusuf indhacade iyo Xassan Dahir Aweis.
Waxaa go'aamada ka mid ahaa:
1- In Madaxweynaha UDUBLAND xoogga la saaro, laguna shiro meel dalka dibidiisa ah, si kastana lagu deyo inuu ka tanaasulo fikriga uu qabo.
2- In Ruux kasta oo Biimaal siyaasi, oday dhaqameed, aqoonyahan iyo culimaba lagu deyo wax kasta oo lagu aamuusin karo, kii lagu kariwaayana naftiisa la dhaafsiiyo.
3- Xildhibaan Shiddo in laga dhigo bartilmaameed.
4- In la kala fogeeyo Gaadsan iyo Biimaal intiisa kale, iyado la adeegsanayo wadiiqo kasta ( damac siyaasadeed, dhaqaale, lays qabadsiiyo abtirsiino ahaan.
5- In Biimaal laga gooyo qabaailka kale ee gobolka dega, colaadna laga dhax shido.
Shirar fara badan oo horey usoo abaabuley Cabdiqaasim Salaad ayaa wax badan ay ka hir galeen, kuwaasi oo sanooyin ka hor , oo tusaale ahaan loo soo qaatey .
1- In guri kasta ee Biimaal waa inuu ka soo baxo oogu yeeraan hal ku abtirsado Hawiye, taasi oo loo maraayo in laga woda guursado hablahooda, qiimo kasta ha qaadatee.
2- In guurkaasi aan lagu ekeysanin, ooh al iyo laba waxii laga dhalo la raadiyo mid kale sidii guri walbo loo helo xariir.
3- In lafa Biimaal qaarkooda la hoos galo, laguna xirnaado dhinac walbo ilaa 15 sano , ka dib ubadkii ka abuurmo ayaa dhulkaani xaq u yeelandoono oo aan laga saari Karin.
4- Culumada Biimaal in gacanta lagu dhigo oo dhaqaale ahaan loo hantiyo , dhaqaale ahaan, xaj iyo cimri iyo ayaga oo naago lagu daro iyo ayaga oo guryo loo dhiso, si ayaga iyo beelahooda look ala gooyo.
5- In beeraha laga woda iibsado oo loo noqdo meel dhulka lala leeyahay si loo helo meelo leysku xirnaankaro, oo burrito lagula doodikaro haddii ay caalamka donaan inay ka hadlaan.
6- In la woda iibsado aqonyahanka , iyo odey dhaqameedka isla markaana laga woda ilaaliyo xagga wax barashada iyo xagga dhisid dhaqaale, oo ay noqdaan kuwa aan ka maarmin beelaha hawiye.
7- Maamul kastaa oo la dhisaayo waa in lagu soo xiro kuwa aan dhiigga laheen , amase diyaar u ah inay illoobaan danaha beelahooda, iyo siiba kuwa laga guursadey oo masruufaayo awlaad ay inoo dhaleen, abti iyo eysan ahaan.
8- In maamul kasta oo la dhisaayo waa inuu ahaadaa mid annaga naga go’ay, saa darteed waa inaan u sameeynaa degmooyin dheeraad ah , si aan awood oogu yeelanno oo aan xubno dheeraad ah maamul kastaa ee gobolka laga sameeynaayo.
9- Beelaha la dega Biimaal waa inaysan mar helin fursad ay ku heshiiyaan oo ay danahooda isu sheegaan.
10- Waa in xanshuuraadka laga qaadaayo ay hormuud ka ahaadaan dad ayaga u dhashey si ay isku nacaan, oo siba loo siiyaan hawlaha hadba laftii u jilicsan inay na taageeraan.
11- In Kuwa kale loo tuso dhibaatada kuwa ku haaya, inay ayaga u dhasheen, si ay u arkaan inaan annaga aannu nahay kuwa u naxariisanaayo.
Shirarka beelahaani ayaa aad u fara badnaa, ayaan lagu soo koobi Karin qoraalkaani, hase yeeshee waxay arrintu u taallaa beelaha deggan gobolka shabeellada Hoose haba oogu horreeyo Biimaal.
Ninka qeerkii loo xiiraayow adiga soo qoyso.!!!!!
XIGASHO SHABAKADA JAMMAAME
More Info Coming Soon
Aden79@gmail.com
XaFiiska.Cammaara.com
abdullahi_h@hotmail.com
Sahal114@Hotmail
Comments (30 posted):
ahahah on 09 August, 2012 04:16:58
avatar
arintaan maaha arin cusub dibindaabyadeedana waxaa loo maray rag cabdalle ah oo ina sheekh yuusuf kamid yahay.waxaan u maleynayaa walaalka maqaalkan soo qoray inuu hilmaansanyahay in arintaan qeyb kamid ah ay qabsoontay. oo gaadsan iyo biimaal is fahan la,aantooda markasteey taalaaa.ilmaha iyo guurka dhex galka iyo beerahana intii lagu doodi karo waa meel mariyey fikirkaas. oo hada magaalada marka masuuliyiin daba socota oo hadeey alshabaab qabsato iyo hadeey dowlad qabsataba u diyaar ah sida dadka kale dhulkoooda ugu diyaar yihiin ma heysaaan?
oooooo on 09 August, 2012 09:23:48
avatar
s/c/w/w. Arintaan maaha mid ku cusub beelaha DIRTA KOOFUREED oo sida aad ogtihiin waxa qarniyaal ka hor lagu sameeyay , sidaan oo kale beesha SURRE oo ilaa iyo hadeer lagu hayo , marka magaranayo wax aan sheegno talada EEBE ayaan u dhiibaneeyna =WABILAAHI TOWFIIQ=
coach outlet on 10 August, 2012 01:39:34
avatar
--!@zhanping You can use the bottom of coach outlet milk cartons, a shoe box , empty plastic yogurt containers, muffin pans .
discount designer handbags on 19 August, 2012 11:07:52
avatar
Online buy new cheap designer handbags, discount designer handbags, lot of Brand purses and fashion handbags on sale at wholesale price and free shipping! fast delivery, Do not miss!
Dedicated to bring womens high quality but cheap designer handbags online, buy discount handbags at wholesale price with Less money! save you up to 70%, free shipping, fast delivery.
how to get rid of dandruff on 22 August, 2012 09:25:08
avatar
this is great, very informative. keep it up.
eight riversuites on 22 August, 2012 09:26:24
avatar
i wonder how others would react on this one.
Vide Conferencing on 22 August, 2012 09:28:13
avatar
i love the way you express yourself your thoughts on this one.
taxi singapore on 22 August, 2012 09:29:24
avatar
making this one one of my favorite site as of now.
hotels singapore on 22 August, 2012 09:30:35
avatar
this is a sample of one of the best topic on blogs i ever read.
fire protection systems on 22 August, 2012 09:32:12
avatar
bookmarking this page! love it.
masking tape on 22 August, 2012 09:33:54
avatar
never mind the other comments, they’re just here to intimidate on your thoughts on this one.
china injection mould manufacturers on 22 August, 2012 09:35:08
avatar
making you one of my favorite bloggers!
metal scrap prices on 22 August, 2012 09:36:32
avatar
nice one. ill tell my friends on this site! keep it up!
carbon laser on 22 August, 2012 09:37:41
avatar
do you think this is for real? i wonder so much negative reaction.
Interior Design on 22 August, 2012 09:38:53
avatar
let me, this is getting me informed topmost! good write up!
Skin Whitening on 22 August, 2012 09:40:03
avatar
my mother doesnt care about your thoughts. but i do! nice one.
personal loan on 22 August, 2012 09:41:12
avatar
it doesnt get any better than this.. keep it. more power!
disposal services on 22 August, 2012 09:42:17
avatar
The topic is so moving. it would be nice others would post positively
t shirt printing singapore on 22 August, 2012 09:43:17
avatar
it goes better on each page i click on this site! nice work.
commercial interior design on 22 August, 2012 09:44:24
avatar
truly indeed its mysterious. it’s a mystery for most on how it works.
cruise singapore on 22 August, 2012 09:45:29
avatar
it truly amazes me on how you come up with that conclusion. simply astonishing.
Roofing Brisbane on 29 August, 2012 09:04:33
avatar
A few days ago I discovered your blog and have been following along slowly. I thought I would leave my first comment. Im not sure what to write but that I have loved reading. Interesting blog. I shall keep visiting this blog in the future. I have also taken your feed to get updates.
Jennifer Lopez songs on 30 August, 2012 05:10:13
avatar
Hi there i came here by chance i think but i really liked the post regarding spy hacking. It is very informative and interesting post. Thanks for letting me to share my thoughts over here and for sharing the post also.
Youtube Dance Videos on 06 September, 2012 02:25:25
avatar
the best
Click here for a new VW AC Compressor on 14 September, 2012 08:26:53
avatar
Very interesting post - Might be old new, but it was new to me.
how do you prevent hair loss on 09 November, 2012 05:25:23
avatar
A simple message to thank you for some of the unique facts you are sharing on this website.
buy cheap tramadol on 13 November, 2012 07:18:41
avatar
Great article. I appreciate your attention to this subject and I learned a lot
buy tramadol Online on 13 November, 2012 07:27:04
avatar
Real fantastic information can be found on site . “I can think of nothing less pleasurable than a life devoted to pleasure.” by John D. Rockefeller.
MONCLER S on 08 June, 2013 08:55:54
avatar
EMILYkelly
Василина on 15 September, 2013 07:47:14
avatar
Люди разные, и понять, какие они на самом деле, можно, только слушая, что они говорят Вне всякого сомнения, слепая покорность мертва.
Post your comment comment
Please enter the code you see in the image:
Shirweynihii Wadatashiga Beelweynta Surre Ee North Amerika Oo Ka Dhacay Toronto Cariga Canada Musharaxa jagada Madaxweyne ee dowladda soo socota Mudane Dr.Mohamed Abdiweli Sheik saacadihii ugu danbeysay qadafi Oo Ka Mid Ah B/Qubeys Dal iyo Dibada Waxaa La Ogaysiinaya. xulka qaranka somaliya Oday Suleeman Ah H/gidir Ayaa Duriyada TAHNIYAD NIKAAX Mudane Xuseen Sheekh Abdullaahi Nuur iyo Sagal Yasiin Cali Nuur Khartoum: Xaflad si heer sare loosoo agaasimay ayaa habeenimadii sabtida kadhacday caasimada wadanka sudan TAHNIYAD DHALASHO Mahamed Cali Sheikh Salah iyo Ayan Muxiyodin Cusman Awdal_Stade London Dawo_Video. JASIIRADA XORTA AH XERAALE Xeraale Military iyo Soo Bandhigii Beebayasha_Daawo+Video Gabar Soomaaliyeed oo ka qeyb gashay tartanka "Miss Arab World 2009″ TAARIIKHDII Dr.Qamar Aden Ali Abwaan Cumar Cali Salaad 'Gabaygii Ismoog MAXAAD KA OGTAHAY TAARIIQDA QOOMIYADA CAWS-LAFIL qabiilka Gurgure by abroone Heesta Cusub _Abdirahman Xanateye (Gobweeye dir )dawo_Video MAXAAD KA OG'TAHAY TAARIIKHDA QOOMIYADDA CAWS-LAFIL (SURRE DIR) by abroone Ugaas Abdinasir Waydow xafladii Ugaaska Ciise cawslafil american organization dhismaha masajidka lajiide daawo xeraale Bacaadweyne sahra axmed jaamac (boqorada) Aqriso warbixintan naxdinta leh ee laga diyaariyay Gabdho Soomaaliyeed oo xoog loogu heeysto dhulka Itoobiya iyo Suudaan u dhexeeya!!