Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Is-Rasaaseyntii Dhexmartay Ciidamada Badda Somaliland Iyo Jabuuti+ (Video)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maalmahaan safar dalka Kuweyt ugu maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Soo dhaweyn kadib madaxweynaha wuxuu ka hadlay dhacdo intii uu maqnaa dhacday taasi oo ahayd isku dhac hubeysan oo dhexmaray ciidamada Badda Jamhuuriyadda Jabuuti iyo kuwa Somaliland

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *