Odayaasha Dhaqanka Puntland Oo Ku Baaqay Banaanbaxyo Lagaga Soo Horjeedaan 4.5-ka Culusow

Odayaasha iyo waxgaradka Puntland oo ugu baaqay Bulsho weynta reer Puntland dhamaan meelkastoo ay ku nool yihiinba in ay isugu soo baxaan Banaanbaxa balaaran oo ay ku muujinayaan moowqifkooda ku aadan shirka fashalimay ee Xamar ee lagu qooshayay qorshaha guraca ee 4.5 ee culusoow iyo kooxdiisu wataan.

Odayaasha oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa cod dheer ku diiday in umada Soomaaliyeed dib loogu celiyo nidaamkii qabbaliga ahaa ee laga gudbay, ayadoo loo baahanyahay in umada Soomaaliyeed wax loogu qeybiyo sidii horey loogu heshiiyay ee Goboleysiga ahaa.

Sidoo kale waxaa dadweynuhu ay Banaanbaxooda ku canbaareeynayaan mamulka sharci darada ah ee ku dhisan halka gobol ee loo abuuray in lagu huriyo dagaalo sokeeyo ayadoo tilaabadii ugu horeysay uu qaadana ay aheyd gulufkii colaadeed ee lagu qaaday Gaalkacyo.

Sahal114@Hotmail.com

Aden79@gmial.com

Cammaara.ca

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *