DAAWO VIDEO: Wasiirkii Hore ee gaashaandhiga oo shaaciyey Sir Culus oo la xariirta Shabaab & DF

Wasiirkii hore ee gaashaandhiga ee dowladii KMG aheyd C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo wareysi siiyay TV Horn Cable ayaa ka hadlay caqabadaha hortaagan amaanka Soomaaliya.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Sidoo kale wuxuu ka hadlay waxyaabaha keenay in Alshabaab ay kordhiyaan weerarada ay ka geystaan dalka Soomaaliya waxuuna sheegay in ay Jiraan Dad Daneeynaya in ay Al-shabab Dalka sii Joogaan.

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

 

 

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *