Qarax Ay Ku Hoobteen Saraakiil Ciidan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho (Sawiro)

Qarax culus oo ay ku dhinteen horjoogeyaal ka tirsan Maleeshiyaadka dowladda Muqdisho ayaa saakey ka dhacay degmada C/Casiis ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari Surf ah kaasi oo la soo dhigay maqaayad ay shaah ka cabaan horjoogeyaasha xarunta Gaadiidka Booliiska, waxaa la xaqiijiyey inay dhinteen 3 horjooge.

Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir ayaa warbaahinta u sheegay in magaalada Muqdisho uga dhex fakadeen niman Qaraxyo  ku waday mooto Bajaaj isagoo sheegay inay soo qabteen darawalkii Bajaajta.

123456

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

 

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *