Dhageyso: Axadkii is ku qarxin rabay gaari oo gacanta lagu dhigay

iyadoo qarax xoogan uu saakay ka dhacay Nawaaxiga Xero gaadiid Degmada C/Caziiz Ee Magaalada Muqdisho ayaa saraakiisha amaanka waxaa ay sheegeen in ay hayaan Naftii halige ah oo Dhaawacan.

Halkan Riix S’Aad Udhageysato Codka

Naftii haligahan ayaa ah Ruuxii darawalka ka ahaa gaari nuucisu yahay Surf oo ku qaraxay Albaabka Xero Gaadiid kaas oo ay ku dhinteen 4 ruux oo 3 kamid ah ay aheeyeen Saraakiil katirsan Booliska & Haweeneey maqaayad ku dhidan jrtay halkas.

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir “Cali gaab” ayaa waxaa uu sheegay in qaraxaasi ruuxii ka danbeeyay oo dhaawac ah uu iska soo tuuray daaqada gaariga isagoo dhaawac ah islamarkaana ay gacanta ku hayaan.

Cammaara.ca

Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *