Wasiirad Binti Ibraahim Oo Ka Hadashay Dulmiga Wasaaradda Gaashaandhigga Federalka Uga Imaanaayo Shacabka Beesha Biimaa

Wasiir Kuxigeenka Haweenka iyo Xuquuqul Insaarka maamulka K/Galbeed Marwo Binti Ibraahim Cali Ayaa ka hadashay dulmiga qaawan ee maleeshiyaadkaHawiye ee magaca Milateriga sheeganayo ka wadaan gobolka Sh.Hoose gaar ahaan deegaanada beesha Biimaal.

Marwo Binti ayaa sheegtay in beesha Biimaal aysan ogolaaneynin dulmi isla markaasina ay ka dagaalamayaan wado walbo oo loo soo maro in beesha Biimaal lagu dulmiyo deegaankeeda.

Waxay dhaliishay wasiiradda talaabadii wasaaradda Gaashaandhigga isku hortaagtay in ciidamada deegaanka la shaqeeyaan ciidamada AMISOM ee ku sugan Buufow Bacaad.

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com 

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *