Wareysi Xiisa Badan Oo Uu Bixiyey Xildhibaan Faarax Macallin Oo Aan Waxba Uu Ku Qarin (Video)

 

Xildhibaan Faarax Macallin oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ee Kenya kana soo jeeda dhulka Somalida ee xooga ku haaysato Kenya ayaa wareysi xiisa badan oo uu bixiyey kaga hadlay arimo badan oo Somali ah.
Faarax Macallin ayaa ka sheekeenaya in Madaxda sheegata in ay ka taliyaan Dalka ay dooneyn in Somaliya ay cagaheeda isu taagto ama ay ka xorowdo gumeysiga qarsoon, waxaa uu ka sheekeeyey siyaasad xumida Madaxda dalka iyo isla qab weynidooda.

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *