Dhageyso:Cayaartooyda 11-jirada Somalia oo xalay ku Dhibtooday Garoonka jomo kenyatta

 

Waxaa Xalay Magaalada Nayrobi gaar ahaan Garoonkeeda diyaaradaha ku suganaa Wiilashii Geesiyaasha ahaa ee nagu matalay Koobka “Jeem Cup” oo lagu qabtay Magaalada Doha ee dalka Qadar kuwaas oo Muqdishoo u soo socda.

Halkan Riix Si’Aad U Dhageysato Codka

Geesiyaasha 11 Jirada ah oo Arbacdii 1-00 Duhurnimo soo Gaaray Garoonka diyaaradaha Nayrobi ayaa Xalay Waxa ay Jiifteen dulka kadib markii ay Waayeen Cid uga maciinta oo Geysa Goob ay ku nastaan ama Seexdaan,
Cayaartoyada oo aan waresanay ayaa eeda dusha Waxa ay kasaareen Safaarada Soomaaliya ee Kenya taas oo Xitaa Tilifoonadaii ka qaban weysey Waxaana ay sidoo kale inoo sheegeen in ay Ilmaha qaarkood ay u adkeysan Waayeen qaboowga Garoonka ka dhexjira.’
Dad badan oo Soomaali ah kuna sugan Magaalada Muqdisho ayaa balan qaaday in ilaa Xalay oo dhan aysan seexan doonin si ay ula qaybsadaan ilmahooda yar yar dhibaatada  ku haysata dalka Kenya.

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *