DAAWO:Ethiopia oo Xaalada halis ah dalkeedu galayo iyo Saraakiisha Tigreega oo Gobolka Oromia iyo Ogaadeeniya ka urursaday

Dalka Ethiopia waxaa ka socda kacdoon Quumiyada Oromia ay ka wada goobaha ugu muhiimsan dalkaas oo ay ugu horayso Caasimada dalka Ethiopia,bil ka hor ayey ahayd markii ay mudaaharaadyaashu xoogaa joojiyeen banaanbaxayadii,waxayna taas Sabab ooga dhigeen balanqaad Dwoladda Ethiopia ka soo baxay oo ah in la joojinayo .

 

Waxayna markale dib ooga qarxeen deegaanada Oromada,Maadaam dadkii banaan baxayaasha ahaa iyo dadkii qaban qaabada mudaharadan waday qaarkood  guryahooda lagala baxay,taasina ay shacabka u cadaysay in dagaalkii iyo cadaawadii ayna wali dhamaanin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA,

Saraakiisha Tigreega ayaa bilaabay hada in ay ka daad guraystaan Magaalooyinka Caasimadaha u aha Kililka Oromiya iyo Soomaalida,Waxaan jigjiga maalmihii la soo dhaafay laga dareemay in Saraakiil badan ka tageen halkaas.

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

 .

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *