War deg deg ah: Shirkii ka socdy Kismaayo oo la soo gabagabeeyey maxaana lagu heshiiyey ?

Waxaa Goordhaw lasoo afjaray Shirkii madasha wadatashiga, iyadoo hadda uu socda qoraalkii war murtiyeedka ka soo bixi lahaa shirka.

Wax heshiis ah oo lagu gaaray shirkan ayaanan jirin, waxaa masuuliyiinta dhammaantood ku wada heshiiyeen in wada hadalka uu sii socdo. Waxaa kaloo lagu heshiiyay in shirkan kan xiga uu ka dhaco magaalada Muqdisho dhammaadka  janaayo ama bilowga February.

Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan saaxiibada Soomaaliya oo rajo weyn ka qabay in shirkan Kismaayo lagu soo afjaro heshiis buuxa oo lagu gaaray qaabkii aay noqon lahayd doorashada sanadkan 2016.

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *