James Rodriguez : Real Madrid wax baqdin ah kama qabto Barcelona kulanka El Clasico..

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Real Madrid James Rodriguez ayaa sheegay in ay kooxda Real madrid aysan ka baqeynin kooxda Barcelona ayna guuleysan doonto kulanka loogu magac-daray El Clasico

Los Blancos ayaa laga jabiyay Record-kii guuldaro la’aanta kadib markii ay guuldaro 2:3 ay kala kulantay kooxda sevilla ciyaar ka dhacday garoonka Ramon Sanchez Pijuan Halka ay Barcelona kaga adkaatay 3:0 kooxda Villarreal

Laacibka reer Colombia oo dhaawac kasoo laabtay ayaa aaminsan in kalsooni buuxdo ay isku qabto kooxda Real Madrid ay kaga adkaato kooxda Barcelona kulanka ka dhacaayo Magaalada Madrid.

James ayaa ku faanay in ciyaaryahanada kooxda Real Madrid ay ka firfircoonyihiin kuwa kooxda Barcelona xili ciyaareedkan sidaa darteedna uu rajeynayo in ay guul kasoo hooyaan kulanka El Clasico.

 

 

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *