Faafaahin Hordhac Ah Oo Laga Helayo Qaraxa Maqaaayada The Villeg (Sawiro)

Ruux naftii halige ahaa ayaa saacad ka hor isku qarxiyey maqaayad ku dhegen guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ku sugnaayeen dad badan oo u badnaa wariyeyaal.

Naftii haligaha oo lagu tilmaaya da’aada dhalanyarada ayaa soo fariistay goob ay ku sugnaayeen dadkii shaaxa halkaasi u soo doontay, waxaana dadka goobta ku sugnaa ay ka shakiyeen ninkan oo waji ahaan ku cusbaa.

Markii goobta ay u firaaqeeyeen oo shaki daretii meesha looga kala cararay ayaa kaligiis uu is qarxiyey, waxaa lagu soo waramayaa in goobtaas ay ku geeriyoodeen laba Odey ah oo shaax cabayey iyo dhaawac tiro intaasi ka badan.

Maleeshiyada qaabilsan amaanka Dowlada Muqdisho ayaa goobtaasi gaaray si baaritaan ay ugu sameeyaan nooca qarax.

10393_1716831641882947_4530577223094082670_n 1013338_1716831645216280_2995700758394201350_n

DSC00003 DSC00007 DSC00008

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *