Akhriso Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur galbeed Ee Maanta Lagu Dhaariyey Baydhaba

Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, waxa maanta lagu dhaariyey, 56 xubnood oo ka mid noqoneysa Baarlamaanka Maamulka Koonfur galbeed.

Tirada Maanta la dhaariyey iyo tiradii hore oo gaareysay ilaa 89 xubnood ayaa isku darka ka dhigeysa 145 mudane.

01     Ruqiya Abshir Nuur     Abgaal
02     Zaynab Ismail Abuukar     Biyamaal
03     Hussen Ali Macalim     Biyamaal
04     Awiikar Nuur Abdulle     Biyamal
05     Maxaad Max’ed Ciise     Biyamal
06     Hussen Ali Xaaji     Biyamal
07     Ax’ed Max’ed Barre     Biyamal
08     Abukar Hassan Hussen     Biyamal
09     Ax’ed Max’ed Macalim Omar     Biyamal
10     Abdi Fataax Ali Ax’ed     Biyamal
11     Yusuf Abdi Nuur Suuri     Biyamal
12     Binti Ibrahim Ali     Biyamal
13     Maryan Kayf Hassan Osman     Biyamal
14     Max’ed Abdulkadir Cadow     Dabarre
15     Osman Macalim Abdi Ibrahim     Dabarre
16     Yasin Macalin Abdulkadir     Dabarre
17     Madoobe Nuunow Max’ed     Dabarre
18     Faduma Aden Osman     Dabarre
19     Faayoow Abdi Shooleey     Eyle
20     Abdukadir Abdiraxman Ali     Gaaljecel
21     Nuurto Max’ed Abdi     Garre
22     Max’ed-Nur Max’ed Maalim     Geledle
23     Abdullahi Aden Max’ed     Hadame
24     Ibrahim Max’ed Ax’ed     Hadame
25     Hassan Macalim Yusuf     Hadame
26     Max’ud Abdi Ali     Hadame
27     Hassan Ali Abdi-Nur     Hadame
28     Hassan Aden Macalin Ax’ed     Hadame
29     Siteey Max’ed Abuu     Reer Baraawe
30     Haajiro Aden Macaawiye     Heledi
31     Farxiyo Max’ed Ax’ed     Heliwi
32     Aden Hussen Hassan     Jiroon
33     Amino Osman Issak Hussen     Jejeele
34     Faduma Max’ed Ibrahim     Afaaf(Jiido)
35     Hassan Abdi Max’ed     Maalin-Wiine
36     Abdi Hassan Abdi (Kushuk)     Maalin-Wiine
37     Amino Ibrahim Salaad     Maalin-Wiine
38     Hassan Hussen Max’ed     Murusade
39     Cartan Abdi Ibrahim     Murusade
40     Mustaf Max’ed Abdi     Qoomaal (100 Hore)
41     Issak Isgoow Max’ed     Emed       (100Hore)
42     Farax Sh. Osman Abdi     Reer Aw-Xasan
43     Fowsiya Ali Hassan Xaydar     Reer Dumaal
44     Macalin Max’ud Max’ed (Macalin Jiis)     5ta Caleemood
45     Max’ed Ax’ed Max’ed (Baafo)     Sheekhaal Jaziira
46     Ibrahim Macalin Aden Osman     Shekhal Aw-Qudub
47     Shaacir Omar Bayle     Tuni
48     Suweeys Ali Hassan     Wadalaan
49     ILyas Hassan Nur Abdi     Waanjeel
50     Abdiraxman Ibrahim Aden     Xariin
51     Abdulkadir Shaban Ax’ed     Xariin
52     Max’ud Max’ed Kaire     Xariin
53     Cudbi Abdiraxman Abdi     Xariin
54     Ruqiya Hassan Coloow     Xawaadle
55     Yusuf Ali Max’ed     Gaaljecel
56     Saciido Shariif Jamaadudiin Max’ed     Asharaaf

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *