War Deg Deg Ah: Dhageyso: Odayaasha iyo Waxgaradka Hiiraan Oo Diiday Iney Tagaan Magaalada Jowhar..

Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Baledweyne ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan Tagi taanka Degmada Jowhar oo Maalmaha soo aadan la filayo inuu Shirka Maamul u sameynta ka furmo.

Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan Dacar Xirsi Nuur ayaa sheegay in aysan tagi doonin degmada Jowhar islamarkaana ay doonayaan in Shirka lagu qabto Magaalada Baledweyne.

Horay qaar kamid ah Odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu ku qanciyay in Madaxweynaha uu yeelanayo Maamulka Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe uu noqon doono Qof ka mid ah Reer Hiiraan – dhageyso:

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA ODAYAASHA

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

One thought on “War Deg Deg Ah: Dhageyso: Odayaasha iyo Waxgaradka Hiiraan Oo Diiday Iney Tagaan Magaalada Jowhar..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *