War deg deg Ah: Meyd Yaalla Xaafada Taleex + Gaari Lagu Rasaaseeyey

War goor dhaw nasoo gaaray waxa uu sheegayaa in gaari nuuca Raaxada ah uu saarnaa hal qof lagu Rasaaseeyey Xaafada Taleex meel ku dhaw Carwadii Hore Ee Taleex Degmada Hodan.

Weerarka waxa uu dhacay 1:39Pm waxaana gaariga la rasaaseeyey uu yahay nuuca Hariyaalka loo yaqaano iyadoo meydka ninka uu dhex yaallo baabuurka uu watay.

Wariyeyaal katirsan Warqaad.com oo gaaray goobta ayaa waxay kula kulmeen gaari Cad oo meydka uu ku dhex jiro islamarkaana jirkiisu ay aad ujar jartay Xabada.

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *