Ugaas Kalleelo oo Munaasabadda Ciidda…

Ugaas Maxamed Siciid Xasan (Ugaas Kalleelo) ,oo ka mid ah madax dhaqameedka beelaha Surre ayaa u diraya   ummadda Somaaliyeed tahniyad ku aadan munaasabadda ciiddal fidriga, ugaaska ayaa u rajeeyey dadka somaaliyeed nabadgelyo iyo horumar meel kasta oo ay joogaan. isla markaana kula dardaarmay iney danta dalkood meel uga soo wada jeestaan isla markaana qaranimadood difaacdaan, si aan dalkooda loo dhaxal wareejin.

Cammaara.

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like