Akhri Warqad Uu Soo Saaray Gudoomiyaha Afgooye Ee Xilka Ay Ka Bursadeen Mooryaanta

Warqad uu soo saaray Gudoomiyaha sharciyadda ku dhisan ee Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose ayuu kaga codsaday Shacabka inay u midoobaan xoreynta deegaanada Gelide.

Gudooiye C/qani Yuusuf Moolimoog ayaa warqada sidoo kale ku cadeeyey mowqifkooda ku aadan gumaadka lagu haayo Shacabka Afgooye

 

 

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *