DEG DEG DHAGEYSI: Ciidamada AMISOM oo la wareegay Deegaanka Galacad

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa waxey ku soo waramayaan in Saaka Ciidamada Dowladda &kuwa AMISOM ay la wareegeen Degaanka Galcad oo ka tirsan Gobolkaasi.

Mid ka mid ah Dadka Degaanka ayaa sheegay in Ciidamada Huwanta ah ay gacanta ku dhigeen Degaankaasi, islamarkaana ay isku fidinayaan qeybo ka mid ah Degaanka Galcad.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu xusay inta badan Dadkii Degaanka in ay horey u barakaceen oo ay ku sugan yihiin haatan deegaankaasi dad fara kutiris ah

Maalmo ka hor ayey aheyd markii Al Shabaab ay isaga baxeen Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

HALKAN RIIX SI’AAD U DHAGEYSATO CODKA

Cammaara.ca
Sahal114@Homail.com
Aden79@gmial.com

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *