Dhageyso;;Beledweyne: Banaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Madaxweyne Xasan Garguurte Oo Khasaaro Dhaliyey+ (Sawiro)

Waxaa saakey magaalada Beledweyne ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeedo booqashada Xasan Garguurte iyadoo rasaas ay fureen ciidamada Ilaaladiisa ay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah dadkii cabanaayey.

RIIX HALKAN: DHAGEYSO MAQALKA

 

Waxaa magaalada Beledweyne ku sugnaa maalmihii ugu dambeeyey wasiirka Arimaha gudaha dowladda Muqdisho oo ku fashilmay inuu odeyaasha Beesha Xawaadle ku qanciyo inay soo xaadiraaan shirkii Jowhar ee hakaday.

Sidoo kale waxaa dhexdhexaadin fashil ku dhamaatay magaalada Beledweyne u tagay Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid.

00 0 1 2 3 4 5 6

Cammaara.ca
Sahal114@Hotmail.com
Aden79@gmial.com

x/ markacadey.com

 

 

Cammaara2015

breaking news & current latest somalian news headlines; national weather forecasts & predictions, local news videos, money and financial news; sports ...

You May Also Like

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *